Faay Xabiib

Dhageyso fadeexo Wasiir Khaarijiga Somaliland oo la ceebeeyay

Decrease Font Size Increase Font Size Text Size Print This Page

fadeexo-Bajaaj

One Response to Dhageyso fadeexo Wasiir Khaarijiga Somaliland oo la ceebeeyay

  1. musa . H. lodoon June 17, 2013 at 4:41 pm

    salaan ka dib
    wasiirka arimaha dibada sl Dr mahamed abidllahi wuxu mudanyahay hambalyo iyo salaan qaaliya maxaa yeelay waa ninka jebiyey dayrkii kala dhexyaalay muqdisho iyo hargeysa caasimada iyo caasimad ku xigeenka suura geliyey in ay masuuliintu wada hadlaan in ay wada sheekaystaan in miis la wada fadiisto in si nabadgelyo ku jirto la isku dhexmaro. qodobkii xaaraanti nimaynayey wada xaajood saacad gudaheed baarlamaanka ka ansixiyey in la tiro qodobkaa oo wada hadal lagu bedelo.maxaayeelay caqliga hufan baa sidaa faray.waa nin ku koray babaay isbara muuto malay banaana xamardeey.waa nin cilmi sare wata . waa nin passapor uk sita kalsooni ka muuqato. waa nin ka soo jeeda arabsiyo bustaan wacan.markaa xaaraam in lagu xagxagto masuuliyada uu sida fiican u wado macangegnimo iyo xagjirnimo laga wacan flexibility and transparant nimo ayaa loo baahanyahay.nin masuuliyadiisa loo yeedhin karo ma aha.we are brotherhood in islam somalism and national integrety.waxan leenahay hiigsa nolol ha quudhsane hore u soco.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>