Faay Xabiib

Daawo Video Saraakiil iyo Abwaaniin uu Ahmed Madoobe ku jira oo ku faanaya inay Hawiye yihiin -caayna u dhiteeynaya Majeerteen “Kas iyo maag baan Hawiye u nahay hadaan Ogaadeen nahay 1992″

Daawo Video Saraakiil iyo Abwaaniin uu Ahmed Madoobe ku jira oo ku faanaya inay Hawiye yihiin -caayna u dhiteeynaya Majeerteen “Kas iyo maag baan Hawiye u nahay hadaan Ogaadeen nahay 1992″
Decrease Font Size Increase Font Size Text Size Print This Page

Markatimes.com – Muuqaal Video la duubay xilligii dagaalada sokeeye ayaa muujinaya Saraakiil iyo Abwaaniin u dhashay beesha Ogaadeen uuna ka soo dhexmuuqdo Hogaamiyaha Raaskambooni Ahmed Madoobe oo Fagaare caay uga dhiteeynaya beesha Majeerteen.HALKAAN KA DAAWO FULL VIDEO

Abwaaniinta iyo Saraakiisha waxay gabayadooda iyo fariimahooda ku tibaaxeen in Majeerteenku aheyn Daarood balse hooyo u dhalatay dalka Hindiya keentay Somalia.

Saraakiisha Ogaadeen waxay ku marqaati qabsanayaan Dhulbahante Warsengeli iyo Leelkase.

Taariikhda lama aasi karo waxaad halkaan ka daawan kartaa Ahmed Madoobe oo leh ” Kas iyo Maag baan Hawiye u nahay hadaanu Ogaadeen nahay”

Ahmed Madoobe oo kaftamaya wuxuu yiri ” Maanta Spm baan nahay,SNA baan ka nahay ,hadii nala leeyahay Hawiye ayaad noqoteen,anigu waanu nahay,aniga hooyadeey waa Hawiye,waa Habargidir,waa Sacad”

Shalay Ma Hawiye ayuu ahaa maantana ma Kablalax laga xakumo Kenyaa?

Ogaadeen-Majeerteen

19 Responses to Daawo Video Saraakiil iyo Abwaaniin uu Ahmed Madoobe ku jira oo ku faanaya inay Hawiye yihiin -caayna u dhiteeynaya Majeerteen “Kas iyo maag baan Hawiye u nahay hadaan Ogaadeen nahay 1992″

  1. Garaad May 24, 2013 at 4:09 pm

    waxaan oran lahaa bada haka aad gasho heedhe waa dhanaan
    si la,ajligeed majeerteen & ogaadeen waa taa bada oo kale
    shalay ogaadeen waxbeey ka tabanaayeen majeerteen balse
    maanta wa isla daarood ,balse waxaan ku dareensiinaa oraah
    horay nin gabya ahaa yidhi (MAANDHOOW CARABI IGA HEEEEE)

    Reply
  2. Yarka usa May 24, 2013 at 8:17 pm

    Doqomada Ogaadeen Iyo Danyeerada Daarood Maxaa kala heesta? Daarood hal aqli ah malaga helaayo Waa doqomo Danyar ah !!!!!

    Reply
  3. RUN SHEEG May 24, 2013 at 10:12 pm

    SHALAY NINKA U DHIBAYAY AXMARO MALEZ OGADEEN SOW MA AHAYN OGADEEN HAWIYE WAX WAA DILAA LAKIN CADAW MAKUU DHIIBAYO EE WALALYAA QOF WALBA KARTIDIISA HALAGU QIIMEEYO

    Reply
  4. garwade May 25, 2013 at 12:38 am

    waxaa dad oogu xun kan beenalaha ee qora webka war ogadeen oo darood oogu badan ooguna awood badan maanta miyaa hawiye ku faanaya waxaa laguu qattay adoo dhaha isaaq ayay ku faa nayeen

    Reply
  5. cadaysay May 25, 2013 at 4:25 am

    diidiin baa yiri meeshii laygu tashanayay sow ilahay majoogin hawiya imjeerteen waxab kama qadi karo majeerteena darood waa madaxdiisa kanax oonafta waa waxad kaloo kaxuntihiiin gobolo darood uusheeganayo inay Somalia kusoo bataan hal qabiil oosomali ah oomanta sida puntland ookale ah ya hahaya ogadena walabo oagadenya nfdh puntland jupaland allahu akabr hawiya meel xun aalllaha idingaliyo aduun iyo aaqiro nacaladii ilahayna haidinku dhacdo gunyahay gunta dhashay cay inta idiiinku fillan

    Reply
  6. Hiiraan man May 25, 2013 at 5:56 am

    Waa wax lala yaabo laakin waa soomalida ayaa lagu yaqaan mar kasta in ee is babadalaan

    laaakin waxaan dhiihi lahaa

    majeerteen iyo ogaaden Arintii IGad shaly ka dib

    siyaasadaan maldhahan ee majeerten oo lala midhaasaayo
    oo maangaabkan ogaaden maanka loo galiye
    madaxda soomaliyeeda in ee qaatan waaa midaan dhicin
    iska moosa waa marantahiin makansa waaysene

    Reply
  7. Galmudug man May 25, 2013 at 8:21 am

    Ogaaden halayabinina ninba malin ayuu owrta kukacsadaa. Waxaa lajogaa waqtigii majerteen kagal kafuulilahayen madama melkale ufiyobeyn. Sidaa lasocotaan Ogadeen waxaa loisticmalay sida dameraha Eithopia Kenya and Hawiye. Hada waxaa lajogaa kukuya iyo majerteen inta lahartay haisticmaleen.

    Reply
  8. cali May 25, 2013 at 9:06 am

    aflagaado waa ceeb Hawiye waa madaxda Somalia aflagaadona ma mudna ee isku xishooda Hawiye shalay wadanka isiga ayaa bur buriyay mantana waxuu rabaa in oo dhiso Hawiye dagaalkii wuu iska dhaafay qorigana wey iska dhigeen oo waxey idin leeyihiin ku soo dhawaaday caasimada Muqdisho wlh Hawiye waa gob gob dhashay

    Reply
  9. muqdisho May 25, 2013 at 9:07 am

    marka hore aflagado wa dambi lkn ogaden mawuxu walashanaya majerten ka cadawga itobiya u gacan galin jiray wilasha ogaden e qaxa ku jogay majerteniya

    Reply
  10. Puntland May 25, 2013 at 10:23 am

    Mar Hadii Laba Libaax Hilib Dhex Maro Can Macaanka Iyo Kuruska Way Ku Murantaaye Waxayse Heshiiyaan Markii Dhidar U Muuqdee Majeerteen IYo Ugaad Waxay Yihiin Waaba Moogtahey Waa Mirihii Jabarti IYo Miidi Haashimey
    Doqon Hawiye

    Reply
  11. Mohamed Aydid May 25, 2013 at 11:41 am

    TO: CADASAY……. saaxiib awalba wecel baad aheyd meel uu ka yimid aan la garaneyn ….. Hargeysaa lagaaq soo eryey, bay iyo bakool baa lagaa soo eryey…… hiiraan baa lagaa soo eryey………. Daaroodka aad sheegeysey xaggey joogaan????? Nacalad haddey wax tareyso
    adigey ku heysataa………… Ninbaa wuxuu ku gabyey ” Nacallaa Ogaaden ku yaal nolol ma heystaane” kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Reply
  12. SOMALI May 25, 2013 at 12:09 pm

    somalaay mid nocon meyso ogaada majeerteen mid socon meyso ogaaada

    hadii majeerteen la yiraahdo na hogaami maxay ku dhaqaaqi lahaayeen aniga ayaa jawaabtii isu haayo waa sida ay iigu muuqata

    waxii majeerteen ka soo hada waa adoon beeraha ayaa lagu falayaa dhul iyo bad waxaa loo hoostagaa xabashi iyo kenya
    hawiyana taasi ma rabo ogaada majeerteen in loo diiwaan geliyay 20.000 qof ee xabashi xamar ku dishay sababteea waxaa lahaa c/lahi yusuf oo majerteen ah loo dhaafi maayo

    tan kale somali waxat ku maah maahdaa wax badso wax beel ayay leedahay fowdadaan aad wadaan waxaad ku waayi doontaa dagmiiyin hada aad dagan tihiin sida dhoobleey iyo afmadoow walow iyaguna sida aad ku timaadeen la og yahay 1975 qaxooti

    Reply
  13. Galmudug man May 25, 2013 at 3:04 pm

    Pentland mika wata sxb doqon ayaa tahay miyaad ilawday 22 years ago adoo cagacad inan wadanka kaasaray ragii gasaray wili waa nolyihiin kukuyada Kenya waxaba haisku haleyn, eekalay wax wadaqabsanee kuhogamiyena hadii kale cidna kaagama futaxuma adiga iyo kenyanku waa isracaysaan. Ogadeen dantiisa mayaqaan malinba cid ayaa kudhaqaysata. Caruurtoda too diarrhoea haka xoreyeen xabashida

    Reply
  14. Wadaani May 26, 2013 at 12:24 am

    Asc… Somaali waa idiin salaamay dhamaantiin lakiin. Ruunta raabi Ayaa jecel Dadkii. Qaxootiga ahaa 1975.. Waa la yaqana ogadeenia dadka afka somaaliga ku hadla Ee aan aheen somaali yay nagu soo dhex,ganban tariikhdu waa ay qoraan Tahay dad la dhahaayo ogadeen. Lakiin asalkooda ka soo jeeda Oraamo, Oromo Ee aheen somaali barigaasna 1975. Waxaa la geyay dhulka u dago. Ee waqoyi isaaqo daago ayaagana weydiiden oo waati dagaal iyo is Qabsi dhacay ayaago isaaqa ku doodayaan war Aniga maxaa dhulkeyga Loo kenaya. Dad ajaanib ah Ee Oramo ah Aniga dhulkeyga ha. La keeno wax af.somaali garanaya iyo ilaahey Ee dadkan Hada ha la Iga dad gureey waayo waati horay Loo yiri ogaaden Ariin malahan. In oori noqdo mooyaan Marka ogaadeen bal meel ha taago ama dhul xoog ha ku qabsado ama kuukuy ha soo waato sadaal u noqoon meeyso kismaayo mareexaan iyo hawiiye isla daga. Waana dad walaalo ah Ee somaaliyeed Diin Dal & iyo. Dadnimo. Ayaa ka dhaxeeysa. Hadan. Hawiiye nahayn naa Maanta anaaga jogna. Waligeena jognaay waxaa Dalkaas cadowga ka hortaagna waa somaali weyn. Qasatan. Hawiiye &. Mareexaan. Waa loogaday waana u taganahay somaalinimada. Somalia waa muqaadas.
    Ogaaden soo kii shalaay amxaarka Loo dhiibayay ma aheen. Majeerten sidii xoolihi u dhofiin jireen ma Ogaaden kala soo baxday oromo ogaadeen Warkiisa Aniga iguma socdo maba aqaan hawiiye weyne la i dhahaa calaanka buluug ku abtirsada iyo wadankaas dagaal wuu dhaca lakiin dal ma dhiibo cadawna dadkeyga somaaliyeed Uma dhiibo taasina dhaqan umaa lihiin. Liibiinta waa. Laa yaqaan. Dadka leh. Wadaniga waa la yaqana waa Marerxaan. Viva Somalia iyo somaali weyn.

    Reply
  15. Samawade May 26, 2013 at 5:37 am

    Waa wareey war hawiye maxay Gabay Kayaqaanaan!KKK!! waxay moodayaan in marka laysu gabyo ladaalamay oo lakala tegay!!! waa wax aan dhaqan Soomaaliyeed aqoon. Majeerteena ogaada waa kii Hawiye Raran jiray baranyna sida ufta looqarsodo!! Doonyahaygu markay Hobyo kasoo degaan waxaan tunka kafuulijiray si,aanay biyuhu maryaha iiga gaarin HAWIYE! laba gambana waan u tuuri jiray!! marka yaan laga abaal kadarin waa taariikh qoran oo aan la dafiri karin.

    Maandhow Hawiye maanan diran maanta kahoroo e
    Bustihiini xumaa iyo dharkii Habacsanaa Qaado
    dharka habacsan wuxuu ahaa hargihii aad xirneydeen waqtigii sayidka!!

    Reply
  16. putrland fiva May 26, 2013 at 2:38 pm

    an salamya dhaman umada somaliyed mel kasta oo ay joogto ilahya khayrka ha tuuso marka xigta qabyaladu ma ficna lakin nin walba wa reer waxa mudan in la is weydiyo ya ku khasaray burburki somalia oo jabay oo mel walba qaxooti ku aha yemen waxa jooga 90kun waa ayo ethopia kenya ya ku jira xeryahay qaxootiga 1991 wa run in usc ay gadhay ila xadka ila galkacyo lakin maxa ka danbeyey bacda lix bilod ninki ka dhex tosay kismayo so ma aha morgan xafidahulah wa rica galkacayo ninki tegay ila gelinsor saw ma aha c/casis cali bare ama ogaden wa qabil darod ah marexan waa darood majertena waa dadrood waxa ogata darood xili u ka jilcsaana 1991 ma jirin manta waxza jir madax weynu cabdi maxed cumar waa ayo waxza jira madex weyne c/raxm,an maxed waa ayo waxa jira madax weyne axm,ed maxed islam waa ayo iyo hwws ba oranaysey dhudiyey nin dhalasha hiwaday dhexda wax u ku xidho moye dhar muxu ku falaya waxa fican in nin walba garto shaqadisa kala sar siyasada iyo isbarada juba land wa jiraysa waa jogaysa hadi ay ku dhiman kumanan

    Reply
  17. Wiil cayr May 26, 2013 at 7:27 pm

    Dhamaman wan idin salamey somali weyn saaad u dhantihin waan ka xumahay dhalin somaliyed oo saan u hadlaya dad xume ninkii ku yiraahdo dad laawe ayaa la yiraah haye iyo dir hadaaney daarood haysan waa gun daarood aan hayiye heysana waa gun kale 2 baduba waxey gob ku noqon karaan wada jir 1 question walalaha daarood dhab hadii loo hadlo denbiga ad gashen cid gashay ma jirto waayo dowladii somaliyed dartin ayey u burburtay dagal an laga firsan o ithopia weraray talo la.aan walalihen re hargeysana gumaday iyo wax kale onan inta ku shegi karin

    Reply
  18. wii fanoole May 27, 2013 at 11:31 pm

    WARAA HADII AY HAWIYE CAQLI LEE YIHIIN ADEER KUFSIGA HAKA DAAYAAN DADKA BARAKACAYAASHA OO AY UGAARSIGA KU HAYAAN CIYAAL , GABDHO . HOOYOOYIN ADUUNKII AYAA KA YAABAN XITAA MADAXDA KU SHEEGA MEESHA AYEY KA QARAABTAAN KAN SARKAALKA SHEEGANAYO IYO ASKARI WAA ISKU MID
    ISAAQ AYAA WAXA AY DHIHIN JIREEN WAR SIYAAD BARE ANAGA DHUUNTA AYUU NAHAAYEYEY HAWIYE HANA XANIIN YAHAY OO WALIGOOD WAX MA WASIN OO WAXA AY KU JEESTEEN MAAMOOYINKII XATAA MAGARANAYAAN WAXA AY WASAYAAN MA WALASHIIS MISE HOOYADIIS

    Reply
  19. mr. somaali June 8, 2013 at 4:07 pm

    waawareey meesha maxaa kasocda maalinba meeley jogtaye maantana ma hawiye iyo daarooda. mise ogaadeen iyo hawiye

    MJ isga meel iska dhig waa qaran beel waaka tageen ee sheekada ogaadeen iyo hawiye halagu ekeeyo

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>